top of page


Isbahaysiga Nabadda: Turkiga, Masar iyo Bakistaan Oo Dhex-dhexaadinaya Maraykanka iyo Iiraan
Dagaalka u dhexeeya Maraykanka, Israa'iil iyo Iiraan oo galay maalintii 30-aad ayaa weji cusub u wareegay kadib markii isbahaysi ka kooban Turkiga, Masar iyo Bakistaan ay bilaabeen dhex-dhexaadin taariikhi ah. As the 2026 conflict threatens global energy markets, the Islamabad Summit has yielded its first diplomatic breakthrough: President Trump has paused strikes on Iran’s power grid, while Tehran has allowed a limited number of Pakistani vessels to transit the Strait of Hor
Hassan Gallaydh
Mar 294 min read


Xuutiyiinta Yemen Oo Gantaalo Ku Weeraray Israa'iil, Hanjabaadna U Diray Isbahaysiga Maraykanka
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa si rasmi ah ugu biiray dagaalka u dhexeeya Maraykanka, Israa'iil iyo Iiraan, iyaga oo gantaalo baalistig ah ku ganay bartilmaameedyo ku yaalla dalka Israa'iil. Yemen’s Houthi rebels have officially entered the 2026 conflict, launching a barrage of ballistic missiles at sensitive Israeli military sites in retaliation for strikes on Iran and Lebanon. Afhayeenka milatariga Xuutiyiinta, Yaxya Saree, ayaa ka digay in "farta ay saaran tahay liinka" isl
Hassan Gallaydh
Mar 284 min read


Israa'iil Oo Garaacday Xarumo Nukliyeer Iyo Tehraan Oo Wacad Ku Martay Aargoosi Culus
Xiisadda Bariga Dhexe ayaa gaadhay meel xasaasi ah kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Israa'iil ay duqaymo lixaad leh la beegsadeen xarumo nukliyeer oo ku yaalla dalka Iiraan. Israeli Air Forces confirmed successful strikes on a critical uranium processing plant in Yazd and the Khondab Heavy Water Complex, labeling them essential pillars of Iran’s nuclear infrastructure. Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Cabaas Araghchi, ayaa wacad ku maray aargoosi culus, isagoo xusay in l
Hassan Gallaydh
Mar 283 min read


"Ma Naftiinna Ayaad La Heshiinaysaan?": Afhayeenka Milatariga Iiraan Oo Ku Maadsaday Trump
Afhayeenka Taliska Dhexe ee milatariga Iiraan, Ibraahim Zolfaghari, ayaa si kulul ugu maadsaday Madaxweyne Donald Trump, isaga oo gabi ahaanba beeniyay in wax wada-hadallo xabbad-joojin ahi ay socdaan. In a viral video response to the White House’s 15-point proposal, Zolfaghari used Trump’s famous catchphrase against him, stating, "Trump, you are fired." Zolfaghari, representing the Khatam Al-Anbiya Central Command, dismissed Washington’s claims of diplomacy as a symptom of i
Gallaydh News Desk
Mar 252 min read


Maraykanka Oo Iiraan Hordhigay Heshiis Xilli Uu Ciidamo Horleh Daabulayo Gobolka
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa dowladda Iiraan u bandhigay qorshe xabbad-joojin ah oo ka kooban 15 qodob, kaas oo lagu gudbiyay dhexdhexaadiyeyaal ka socda Bakistaan. While President Trump signals a diplomatic pivot involving a high-level team—including VP JD Vance, Marco Rubio, and Jared Kushner—the Pentagon is simultaneously deploying 1,000 troops from the 82nd Airborne Division to the Middle East. Trump ayaa caddeeyay in Iiraan ay "aad u doonayso heshiis" maadaama c
Hassan Gallaydh
Mar 254 min read


Maxamed Bin Salmaan Oo Trump Ku Cadaadinaya In Uu Rido Nidaamka Iiraan Ciidamona U Diro Jasiiradda Kharg
Warar sirdoon oo uu helay wargeyska The New York Times ayaa muujinaya in Maxamed Bin Salmaan (MBS) uu cadaadis saarayo Madaxweyne Trump si looga dhabeeyo rida nidaamka Tehraan. As the 2026 conflict reaches its peak, Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman is reportedly urging President Donald Trump to move beyond airstrikes and deploy ground forces to seize Kharg Island, Iran's primary oil export hub. MBS views this as a "historic opportunity" to redraw the Middle East map. In
Hassan Gallaydh
Mar 254 min read


"Bambooyin Ayaan Ku Wada-xaajoonaynaa": Pete Hegseth, Xoghayaha Difaaca
Madaxweyne Donald Trump ayaa shaaciyay in Xoghayihiisa Difaaca, Pete Hegseth, uu ka xun yahay suurtogalnimada xabbad-joogjo lagu soo afjaro dagaalka Iiraan. In a stunning Oval Office revelation on March 25, 2026, President Trump stated that Defense Secretary Pete Hegseth and General Dan Caine were "disappointed" that the conflict with Tehran might end soon. "Annagu bambaanooyin ayaan ku wada-xaajoonaynaa," ayuu yiri Hegseth, isagoo caddeeyay in Pentagon-ku uu rabo in la sii k
Hassan Gallaydh
Mar 253 min read


QatarEnergy Oo Adeegsatay Qodobka 'Xaalad Gacan-dhaaf Ah' Si Ay U Hakiso Dhoofinta Gaaska
Shirkadda QatarEnergy ayaa si rasmi ah u adeegsatay qodobka 'Xaalad Gacan-dhaaf ah' (Force Majeure) si ay u hakiso dhoofinta gaaska LNG ee dalalka Talyaaniga, Shiinaha, iyo Kuuriyada Koonfureed. In a major blow to global energy security, QatarEnergy has invoked Force Majeure on long-term contracts following the escalation of the 2026 U.S.-Iran conflict. Tallaabadan ayaa timid kadib markii duqaymo lixaad leh lala beegsaday kaydka gaaska ee North Field/South Pars iyo xarunta Ra
Hassan Gallaydh
Mar 244 min read


Trump Oo Sheegay In Uu Wada-hadal La Yeeshay Iiraan Iyo Tehraan Oo Warkaas Si Adag U Beenisay
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Isniintii shaaciyay inuu muddo shan maalmood ah hakiyay duqaymihii lala beegsanayay kaabayaasha tamarta Iiraan, isagoo sheegay inay socdaan wada-hadallo qarsoodi ah. President Trump announced a 5-day pause on Pentagon strikes against Iran’s energy grid, claiming "fruitful negotiations" are underway to reopen the Strait of Hormuz. Hase yeeshee, hoggaanka sare ee Tehraan, oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Baaqir Qalib
Hassan Gallaydh
Mar 233 min read


Maraykanka Oo Cunaqabataynta Ka Qaaday Shidaalka Iiraan Xilli Qiimihiisu Cirka Isku Shareeray
Waaxda Maaliyadda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday go'aan lama filaan ah oo cunaqabataynta looga qaaday 140 milyan oo foosto oo shidaalka Iiraan ah ilaa 19-ka Abriil 2026. In a desperate bid to stabilize global energy markets, U.S. Treasury Secretary Scott Bessent announced a temporary waiver allowing the sale of Iranian "floating storage" currently stuck at sea. Tallaabadan ayaa timid xilli qiimaha shidaalka Brent uu gaadhay $112 foostadiiba kadib markii uu xidhmay Marinka Horm
Hassan Gallaydh
Mar 223 min read


Sucuudiga Oo Ka Digay In Dulqaadku Ka Dhammaaday, Xilli Gantaalaha Iiraan Ay Ku Hoobteen Riyaad
Xaaladda Bariga Dhexe ayaa gashay waji cusub oo khatar ah kadib markii Sucuudigu uu soo saaray digniintii ugu cuslayd ee ka dhanka ah Iiraan. Following an Iranian ballistic missile attack on Riyadh on March 18-19, 2026, Saudi Foreign Minister Prince Faisal bin Farhan warned that the Kingdom’s patience is "not unlimited" and that military action is on the table. Wasiirka ayaa sheegay in "yartii aaminka ahayd" ee labada dal u dhexaysay ay gabi ahaanba burburtay, isagoo ku tilma
Hassan Gallaydh
Mar 194 min read


Ukraine Oo 200 Oo Khubaro Milatari Ah U Dirtay Bariga Dhexe Si Ay Uga Hortagaan Diyaaradaha Iiraan
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa shaaca ka qaaday in 201 khabiir oo milatari ay hadda ku sugan yihiin Bariga Dhexe si ay xulafada Khaliijka uga caawiyaan la-dagaalanka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan. President Zelensky told the UK Parliament on Tuesday that Ukrainian "drone-warfare experts" are already operational in the UAE, Qatar, and Saudi Arabia to intercept Iranian-made Shahed drones. Isaga oo ka hadlayay London, Zelensky waxa uu sheegay in Ukra
Hassan Gallaydh
Mar 193 min read


Qatar Oo Ceyrisay Diblomaasiyiinta Iiraan, Trump Oo Hanjabay, Iyo Weeraradii Gaaska
Xiisadda Bariga Dhexe ee 2026 ayaa gaadhay meel sare kadib markii Qatar ay xidhiidhka diblomaasiyadeed u jartay Iiraan, iyadoo amartay in diblomaasiyiinta Iiraan ay dalka kaga baxaan 24 saacadood gudahood. Qatar officially severed diplomatic ties with Iran on Thursday, March 19, 2026, following targeted strikes on the Ras Laffan industrial complex—the world’s largest LNG processing hub. Weerarkan ayaa yimid kadib markii Israa'iil ay duqaysay xarunta gaaska Iiraan ee South Par
Hassan Gallaydh
Mar 193 min read


Israa'iil Oo Sheegtay Khaarajinta Cali Larijani Iyo Netanyahu Oo Ku Baaqay In La Rido Nidaamka Iiraan
Dawladda Israa'iil ayaa Talaadadii, 17-ka Maarso 2026, shaacisay inay khaarajisay Cali Larijani, oo ahaa Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iiraan, iyo Gholamreza Soleimani, taliyihii ciidamada Basij. Israel’s Defense Minister, Israel Katz, confirmed on Tuesday that Ali Larijani, Iran’s powerful security chief, and Gholamreza Soleimani, head of the Basij paramilitary force, were eliminated in overnight airstrikes in Tehran. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay mid dhabar-jab
Hassan Gallaydh
Mar 174 min read


Gudcur Qariyay Cuba Xilli Cunaqabataynta Shidaalka Maraykanku Ay Ceejisay Dhaqaalaha Dalka
Dalka Kuuba ayaa wajahaya gudcur gabi ahaanba qariyay jasiiradda kadib markii nidaamka korontada ee qaranku uu gebi ahaanba dumi waayay Isniintii, March 2026. Cuba is facing a catastrophic national blackout as its aging power grid suffered a "complete disconnection" following months of intense U.S. energy sanctions. Dhibaatadan ayaa salku ku haysa joogsigii shidaalka Fenesuweela (Venezuela) kadib markii la qabtay Nicolás Maduro bishii Janaayo, taas oo Havana ka goysay laf-dha
Hassan Gallaydh
Mar 175 min read


Iiraan Oo Ganafka Ku Dhufatay Xabad-Joojin, Fariin Adagna U Dirtay Dalalka Martigeliyay Maraykanka
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabaas Araghchi, ayaa caddeeyay in xukuumadda Tehraan aanay marnaba dalban xabad-joojin, isagoo wacad ku maray inay sii wadi doonaan isdifaacidda. In a pivotal CBS News interview on March 16, 2026, FM Abbas Araghchi rejected ceasefire talks, asserting Iran's right to strike US military assets in neighboring countries that host American forces. Araghchi wuxuu ku dooday in weerarada gobolka ay yihiin jawaab sharci ah maadaama dalalkaas laga
Hassan Gallaydh
Mar 163 min read


Trump Oo Dalbaday Isbahaysi Ciidan Badeed, Xulafada Oo Ganafka Ku Dhuftay, Iyo Iiraan Oo Wacad Martay
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku baaqay in la sameeyo isbahaysi ciidan badeed oo caalami ah si xoog loogu furo Marinka Hormuz, balse xulafada reer Galbeedka ayaa ganafka ku dhuftay dalabkaas. President Trump’s 2026 call for a global naval coalition to secure the Strait of Hormuz has faced a major diplomatic setback as France and Japan officially declined to send warships. Iyadoo shidaalku uu dhaafay $100 foostadiiba, Iiraan ayaa ku gacan-sayrtay sheegashada Trump ee ah in ciid
Gallaydh News Desk
Mar 164 min read


Gurmadka IEA: 400 Milyan Oo Foosto Oo Shidaal Kayd Ah Oo Lagu Dejinayo Suuqyada Caalamka
Hay'adda Tamarta Caalamiga ah (IEA) ayaa ku dhowaaqday tallaabo taariikhhi ah oo lagu sii deynayo 400 milyan oo foosto oo shidaal ah si loo dejiyo suuqyada caalamka ee uu saameeyay dagaalka Iiraan. The International Energy Agency (IEA) has authorized the release of 400 million barrels of oil from emergency reserves—the largest coordinated action in its history—to counter supply disruptions caused by the 2026 Middle East conflict. Shidaalka kaydka ah ee Aasiya iyo Ooshiyaaniya
Hassan Gallaydh
Mar 153 min read


Iiraan Oo Fasax Siisay Maraakiibta Shiinaha Iyo Hindiya Xilli Weeraro Dilaa Ah Ay Ruxeen Badaha Khaliijka
Xilli dagaalka Bariga Dhexe uu cirka isku shareeray, xukuumadda Tehraan ayaa bilowday xeelad cusub oo ay ku kala qaybinayso maraakiibta maraya Marinka Hormuz. Iran has begun granting safe passage to vessels from China and India while intensifying attacks on Western-linked tankers in the Strait of Hormuz. Wakaaladda Reuters ayaa xaqiijisay in heshiis dhexmaray Hindiya iyo Iiraan uu u sahalay booyadaha Pushpak iyo Parimal inay nabaadgelyo ku gooshaan gacanka. To avoid Iranian m
Gallaydh News Desk
Mar 123 min read


Hoggaamiyaha Cusub Ee Iiraan Oo Soo Saaray Hanjabaado Culus
Hoggaamiyaha cusub ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, ayaa soo saaray bayaankiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu xilka la wareegay, isagoo wacad ku maray in Marinka Hormuz uu sii xidhnaan doono. Iran's new Supreme Leader, Mojtaba Khamenei, issued his first official statement on Thursday, March 12, 2026, declaring that the Strait of Hormuz will remain closed as an "economic weapon" against the West. Khamenei ayaa sidoo kale ku hanjabay in la weerari doono saldhigyada Maraykanka ee
Hassan Gallaydh
Mar 123 min read
bottom of page
