top of page


Ganacsiga Natiijada: Sida Wasaaradda Waxbarashadu Ugu Gacan-gelisay Telesom Macluumaadka Ardayda Somaliland
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, iyada oo kaashanaysa Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe, kuwa sare iyo dugsiyada farsamada gacanta. In ka badan 42,500 oo arday ayaa sannadkan u fadhiistay imtixaanka, taas oo ah tiradii ugu badnayd taariikhda Somaliland marka loo eego ardayda u fadhiisata imtixaannada qaranka. Hase yeeshee, farxadda iyo sugitaanka natiijada waxa hadheeyay nidaam
A Gallaydh Editorial
Aug 263 min read


Siyaasadda Xafiiska: Maxaa loola colooba Shaqaalaha Kartida Badan
Goobaha shaqada qaarkood, kartidu ma keento abaalmarin—waxay kicisaa kalsooni-darro iyo coolaadin. Shaqaalaha daacadda ah ee waxqabadka leh badanaa laguma qiimeeyo hufnaantooda, balse waxaa lagu bartilmaameedsadaa shaambado sumcad-dil ah si loo wiiqo kalsoonidooda loogana hor istaago horumar ay keeni lahaayeen. Shaqo waa meel kartidda lagu cabbiro, hufnaan lagu dhiso, lana filayo in qof walba ku helo qiimihiisa. Laakiin nasiib-darro, waaqica shaqooyin badan oo ka jira Somalil
A Gallaydh Editorial
Jan 294 min read


Dhaweeye iyo Dhaqaalaha Cusub: Sida App Keliya Ugu Beddelay Jihada Nolosha Dhallinyarada
Iyada oo sannad kasta tobannaan kun oo dhallinyaro Afrikaan ahi ay naftooda ku haligaan tahriibka geerida xambaarsan ee qaaradda Yurub, Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka curtay ifafaale tusaale nool u ah sida tignoolajiyadu u abuuri karto shaqo, rajo, iyo mustaqbal dalka gudihiisa lagu dhisto. Waa sheeko ka turjumaysa awoodda maskaxda iyo hal-abuurka madaxbannaan ee dhallinyarada. Masiibada Tahriibka iyo Quusta Dhallinyarada Sannad kasta, qiyaastii 200,000 ilaa 300,000 oo muha
A Gallaydh Editorial
Jan 223 min read


Maxay Jaamacadaha Somaliland U Soo Saarayaan Qalin-jabiyeyaal Aan Suuqa Shaqadu Qaadi Karin?
Sannad kasta, tobannaan kun oo arday ayaa ka qalin-jabiya jaamacadaha kala duwan ee ku yaalla Jamhuuriyadda Somaliland. Tiro ahaan, marka la eego dalka meesha uu ka yimid, burburkii, dagaalladii sokeeye, iyo dib-u-dhiskii bulsho ee adkaa, tani waxa ay u muuqataa guul waxbarasho oo la taaban karo. Hase yeeshee, marka tiradan lixaadda leh lala barbar dhigo heerka shaqo-la'aanta dhallinyarada, iyo cabashada joogtada ah ee ka imanaysa hay'adaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay
Hassan Gallaydh
Jan 214 min read
bottom of page
