top of page


Maxaa Ku Adkeeyay Siyaasiga Soomaaliyeed Inuu Is Casilo Markuu Fashilmo?
Maxaa ku adkeeyay in siyaasintu Soomaaliyeed is casilaan marka fashil, qalad weyn, ama fadeexad ku timaado? dhibaatada ka jirta dhaqanka siyaasadda Soomaalida oo ah "is-xisaabtan la'aan." Xilli caalamka looga bartay in masuuliyiintu xilka banneeyaan marka ay fashilmaan, dhulka Soomaalida xilku wuxuu isu beddelay "hanti la haysto" halkii uu ka ahaan lahaa "aaminaad la qaado."
A Gallaydh Editorial
Feb 188 min read


Cadaalad Dib Loo Dhigay: Baaq Qaran oo ka Yimid Reer Awdal
Qoraalkan Xil Maxamed Abiib waa baaq si cad u qeexaya cabashada taariikhiga ah ee Reer Awdal, kuna dalbanaya wada-hadal qaran, awood-qaybsi caddaalad ah, iyo dib-u-habaynta wadajirka Somaliland ka hor inta aan dib-u-dhac kale dhalin kala-qaybsanaan iyo khasaare aan laga soo kaban karin. Xil Maxamed Abiib. Dooddayadu waa in Somaliland si dhab ah loo wada yeesho, awood qaybsigeedana la saxo, si Cadaalad ahna loogu sinnaado. Wakhti kuma xidhna, xilli iyo sannad toona kuma xidhna
MP Mohamed Abib Yusuf
Jan 223 min read


Af-Soomaaliga Ma Qori Karaa Qaranku?
Haddii aynaan carruurta barin sida loo qoro Af-Soomaali nidaamsan, waxaan luminaynaa agabkii ugu muhiimsanaa ee aqoon, dhaqan, iyo dawladnimo ku dhismayeen. Waxaan ku faannaa in Af-Soomaaligu yahay luuqad hodan ah: suugaan aan dunida kale la mid ahayn, maahmaah miisaan leh, gabay iyo geeraar si qoto dheer u qaabeeya fikirka Soomaalida. Laakiin marka suâaashu noqoto âma qori karnaa Af-Soomaali?ââqoraal dheer, fikir dhisan, dood leh, iyo hab aqooneedâhalkaas ayay ka muuqataa dh
A Gallaydh Editorial
Jan 204 min read


Wax-Tarka Imaaraadka Somaliland
Maalgashiga Imaaraadka ee dekedda Berbera, kaabayaasha dhaqaalaha ee Somaliland wuxuu muujinayaa nooc iskaashi ah oo ka duwan gargaar keliyaâwaa wadan-dhis dhab ah. Muddo dheer, Somaliland waxa ay la macaamilaysay saaxiibo caalami ah oo intooda badan taageeradoodu ku ekaatay hadal, tababar, ama gargaar ku meel gaadh ah. Taageeradaasi waa muhiim, balse qaran dhismihiisu ma istaagi karo gargaar keliya. Waxa loo baahan yahay waa maalgashi, kalsooni, iyo wada-hawlgal dhaqaale .
Hassan Gallaydh
Jan 163 min read


Turkiga iyo Soomaaliya: Iskaashi Mise Ka-Faaâiidaysi?
Maqaalkani wuxuu si qoto dheer u daaha ka rogayaa sida Turkigu uga faaâiidaystay daciifnimada dawladnimo ee Soomaaliya, isaga oo heshiisyo istiraatiiji ah ugu beddelay gacan-ku-hayn dekedo, garoomo, bad iyo khayraad dabiici ah, kuna dhisay saameyn siyaasadeed iyo dhaqaale oo ka baxsan isu-dheellitir qaran.
Hassan Gallaydh
Jan 1, 20264 min read
bottom of page
