top of page


Madaxweyne Cirro oo 12 Mashiin Ku Wareejiyay Cisbitaalka Hargeysa iyo Qorshaha Fidinta Adeegga Gobollada
Magaalada Hargeysa waxa markii labaad muddo bil gudaheed ah booqasho shaqo ku tagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Booqashadii uu ku tagay Cisbitaalka Guud ee Hargeysa August 30, 2026, ayaa gabi ahaanba ka duwanayd tii ka horreysay. Halka safarkiisii July 30 uu ahaa mid uu ugu gurmanayay qaylo-dhaanta bukaanada, safarkan dambe waxa uu ahaa mid uu ku oofinayo ballanqaadkiisii, isaga oo xarunta sifaynta kelyaha si rasmi ah ugu w
Hassan Gallaydh
5 days ago4 min read


Naf Ku Xidhan Mashiin iyo Nidaam Daalacan: Dayaca Bukaanka Kelyaha ee Somaliland
Magaalada Hargeysa ka dhacay dhacdo xanuun badan oo bannaanka soo dhigtay xaaladda murugada leh ee nidaamka caafimaadka Somaliland, gaar ahaan daryeelka dadka la nool xanuunnada kelyaha. Boqollaal bukaan ah oo ay wejiyadooda ka muuqatay diihaal, daal iyo rajo-xumo, ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada. Ma ahayn dibad-bax siyaasadeed ama mid dhaqaale doon ah, balse waxa uu ahaa dhawaaq samata-bixin ah oo ka soo yeedhayay dad naftoodu ay k
A Gallaydh Editorial
Aug 26 min read


Musiibada Xummadda Kaneecadda ee Hargeysa, iyo Masuuliyadda Dayacan ee Xukuumadda
Xanuunka xummadda ayaa faro kulul ku haya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, isaga oo bishii ugu dambaysay soo ritay dadkii abid ugu badnaa. Geerida uu xanuunkani sababayo ayaa si weyn kor ugu kacday, waxaana ka dhashay dhimasho argagax iyo qarracan bulshada ku abuurtay. Dadka uu xanuunkani soo ridanayo ayaa si xawli ah u sii kordhaya maalin kasta, waxaana barbar socda tirada dadka u dhimanaya oo sii badanaysa. Arrimaha ugu xanuunka iyo argagaxa badan ee xummaddan h
A Gallaydh Editorial
Jun 34 min read


Mikrobalaastigs: Halista Qarsoon ee Nolosheena Ku Dhex Jirta
Iyadoo isticmaalka balaastigga iyo agabka caaga ka samaysan uu si weyn ugu badan yahay nolol-maalmeedka Somaliland, mikrobalaastigs-ku waxay noqdeen khatar qarsoon oo si tartiib ah u saameynaysa caafimaadka dadka iyo badqabka deegaanka, iyada oo aan si buuxda loo dareensanayn. Sanadihii u dambeeyay, dunidu waxay si isa soo taraysa u bilaabaysay inay ka warqabto khatar cusub oo aan indhaha lagu arki karin balse si joogto ah u saameynaysa caafimaadkeenna iyo deegaanka: mikrobal
A Gallaydh Editorial
Jan 263 min read


Israa’iil Oo Badbaadisay 100 Carruur oo Somaliland Ah
Barnaamijka Save a Child’s Heart wuxuu muujinayaa xiriir bani’aadamnimo oo qoto dheer oo muddo dheer ka dhex jiray Israa’iil iyo Somaliland, inkasta oo uusan si weyn u shaac-bixin. In ka badan 100 carruur ah oo reer Somaliland ah ayaa helay fursad nololeed oo cusub kaddib qalliinno wadne oo casri ah oo lagu sameeyay Israa’iil, iyada oo loo marayo hay’adda bani’aadamnimo ee caalamiga ah Save a Child’s Heart . Barnaamijkan, oo diiradda saara carruurta qaba cudurrada wadnaha ee
Hassan Gallaydh
Jan 21 min read


Xabsi, Cilaaj iyo Guurdoon Jeebku Ka Xun Yahay
Sheekada Tawakal Aadan waxay iftiiminaysaa sida khatku u noqday masiibo aamusnaan lagu oggol yahay—burburisa naf, qoys, iyo mustaqbal, balse weli bulshadu u diidan tahay inay si dhab ah ula xisaabtanto. Wareysi qoto dheer oo Gallaydh TV ay la yeelatay Tawakal Aadan ma ahayn kaliya sheeko nololeed; wuxuu ahaa muraayad lagu arkay dhaawac bulsho oo si caadi ah loo qaatey. Tawakal wuxuu ka mid ahaa rag badan oo nolol caadi ah ku jiray—shaqo leh, rajo leh, iyo mustaqbal muuqda—ka
Hassan Gallaydh
Dec 13, 20253 min read
bottom of page
