top of page


AI, Marin-Habaabinta Culimadda iyo Khatarteeda Bulshada
Warar been-abuur ah oo la faafiyey kaddib aqoonsigii Israa’iil ee Somaliland ayaa muujiyey sida AI iyo marin-habaabintu u noqon karaan hub bulsho burburiya, gaar ahaan marka ay ku fidaan gacanta culimo leh malaayiin taageerayaal ah. Kadib aqoonsigii Israa’iil ee Jamhuuriyadda Somaliland, baraha bulshada waxa si degdeg ah ugu faafay mowjad marin-habaabin iyo warar la farsameeyey. Qaar ka mid ah wararkaasi ma ahayn kuwo ku saabsan siyaasadda oo keliya, balse waxay si toos ah u
A Gallaydh Editorial
Jan 193 min read


Marin-habaabinta Wararka iyo Dagaalka Xogta (Information Warfare)
Maxaa la Gudboon Muwaadinka Somaliland? Jamhuuriyadda Somaliland maanta kuma jirto oo keliya loollan siyaasadeed, diblumaasiyadeed iyo mid amni; balse waxa ay si toos ah ugu jirtaa dagaal xogeed (Information Warfare) iyo marin-habaabinta wararka, gaar ahaan baraha bulshada oo si qorshaysan loogu beegsanayo Somaliland. Dagaalkan la xidhiidha tebinta wararka iyo fasiraadda xogtu waa hubka casriga ah ee lagu jahawareerin karo bulshada Somaliland laguna dhaawaci karo wadajirkooda
Dr. Abdiweli Soufi Jibril
Jan 133 min read


AI: Waa Maxay Garaadka Macmalka ah?
Garaadka Macmalka ah (Artificial Intelligence – AI)  waa laan ka mid ah cilmiga kombiyuutarka oo diiradda saarta dhisidda nidaamyo awood u leh inay qabtaan hawlo caadi ahaan u baahan garaad bini’aadam. Hawlahaas waxaa ka mid ah barashada xogta, aqoonsiga qaababka (patterns), fahamka luuqadda, turjumaadda, go’aan-qaadashada, iyo xallinta dhibaatooyin adag. Si kooban, Garaadka Macmalka ahi waa isku dayga lagu doonayo in kombiyuutarradu u shaqeeyaan si caqli u eg , inkasta oo ay
A Gallaydh Editorial
Jan 1, 20265 min read
bottom of page
