top of page


Qurux Khatar Xambaarsan: Sunta Qarsoon ee Suuqa Is-qurxinta Somaliland
Daryeelka maqaarku (skincare) maanta ma aha oo keliya u-jajabnaan qurux iyo is-muujin; waa arrin caafimaad oo si toos ah u taabanaysa badqabka xubinta ugu weyn ee jidhka bini'aadamka. Haweenka dunida oo dhan, gaar ahaan kuwa ku nool Somaliland, waxa ay si joogto ah u adeegsadaan kareemooyin, looshanno, dareereyaal nafaqeeye ah (serums), iyo agabka is-qurxinta (make-up) ee maalinlaha ah. Hase yeeshee, gudaha Somaliland waxa ka taagan masiibo aamusan oo si weyn loo dayacay. Suu
A Gallaydh Editorial
Jan 245 min read


Doorka Haweenka Ee Ciidanka Booliska: Amni Bulsho Oo Loo Simanyahay
In ka badan sannad ka hor, waraysi qoto dheer oo aan la yeelanay Gaashaanle Sarre Hibo Saalax Siciid ayaa noqday mid si gaar ah u muujiyey kaalinta haweenku ku leeyihiin laamaha amniga, gaar ahaan Ciidanka Booliska Somaliland. Iyada oo ku biirtay booliska sannadkii 2007, una dallacday ilaa ay noqoto haweeneydii ugu darajada sarreysay ee ciidanka, isla markaana ah Ku-xigeenka Taliyaha Kuliyadda Sarakiisha Ciidanka Booliska JSL , safarkeeda shaqo waxa uu astaan u yahay adkaysi
Hassan Gallaydh
Jan 1, 20262 min read
bottom of page
