top of page


Soomaaliya Oo Ka Baxday Heshiiskii Imaaraadka
Muqdisho oo ku jirtay cadaadis xulafo ayaa go’aan istiraatiiji ah ka qaadatay xiriirkii milatari ee UAE. Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah ugu dhawaaqday inay ka baxday heshiiskii difaac iyo iskaashi ee ay la lahayd Imaaraadka Carabta, go’aan si weyn u muujinaya isbeddelka xulafada iyo jihada siyaasadda dibadda ee Muqdisho. Go’aankan ayaa yimid kaddib cadaadis is biirsaday oo kaga yimid Turkiga iyo Sucuudiga, kuwaas oo hadda noqday tiirarka ugu waaweyn ee taage
Hassan Gallaydh
Jan 132 min read


Somaliland: Go’aamada Muqdisho Nama Khuseeyaan
Wasiir Fu’aad Oo Adkeeyey Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Somaliland iyo Imaaraadka Carabta Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Fu’aad Axmed Nuux, ayaa sheegay in aanay khusayn go’aamadii maanta ay soo saartay dawladda Soomaaliya. Wasiir Fu’aad ayaa sheegay in xidhiidhka Imaraadka Carabta iyo Somaliland yahay mid qoto dheer. “Xidhiidhka u dhexeeya Imaaraadka Carabta iyo Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ku dhisan yahay iskaashi istaraatiiji ah oo saldhig u ah muhiimada juq
Hassan Gallaydh
Jan 131 min read


Sudan & Pakistan: Heshiis Hub Oo $1.5 Bilyan Ah
Sudan ayaa dhawaan saxiixaysa heshiis hub oo lagu qiimeeyay $1.5 bilyan oo ay kala saxiixanayaan Pakistan, taasoo qayb ka noqon karta istiraatiijiyadda milatari ee dagaalka sokeeye ee dalka ka socda. Sudan, oo muddo ka badan labo sano iyo badh ku jirtay dagaal sokeeye u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka ee ay hoggaamiyo Abdel Fattah al-Burhan iyo kooxda ciidamadda madaniga ah ee Rapid Support Forces (RSF), ayaa ku hawlan heshiis hub oo ballaaran oo ay la gashay Pakistan si ay u
Hassan Gallaydh
Jan 133 min read


Deni: Midnimo Laguma Helo Aflagaado
Deni: Midnimo Laguma Helo Aflagaado ee Waxaa Lagu Helaa Garnaqsi iyo Garowshiiyo Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa hadal miisaan leh ka jeediyey kulan uu la yeeshay dhallinyarada Puntland, isaga oo si adag u dhaliilay jihada siyaasadeed ee Soomaaliya maanta ku socoto. Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay marayso marxalad ay dunidu ka sii quusanayso, taas oo uu sabab uga dhigay hoggaan la’aan, is-maandhaaf siyaasadeed, iyo hab-maamul liita. Deni wuxuu carrabka
Hassan Gallaydh
Jan 122 min read


Iran Oo Gashay Bannaanbaxyo Dhiig Ku Daatay
Iran Oo Wajahaysa Bannaan-baxyadii Ugu Waaweynaa Tan iyo Kacaankii 1979 Iran ayaa wajahaysa bannaanbaxyadii ugu ballaarnaa tan iyo Kacaankii Islaamiga ahaa ee 1979, iyada oo kumannaan qof ay isugu soo baxeen magaalooyinka waaweyn si ay uga mudaaharaadaan sicir-barar, shaqo la’aan, iyo nolosha oo aad u adkaatay. Bannaanbaxyadan ayaa galay toddobaadkoodii saddexaad, waxaana sii kordhaya rabshadaha iyo dhimashada. Xukuumadda Iran ayaa jartay adeegga internet-ka, waxayna bandow k
Hassan Gallaydh
Jan 121 min read


Somaliland Oo Ka Digtay Duullaan Soomaaliya
Somaliland Oo Si Adag U Cambaaraysay Hadallo Duullaan Ku Baaqaya Oo Ka Yimid Soomaaliya Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadallo ka soo yeedhay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya, kuwaas oo ku baaqaya in la duqeeyo Somaliland. Hadalladan ayaa si gaar ah uga soo yeedhay wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi. Somaliland waxay hadalladan ku tilmaantay kuwo xadgudub ku ah xeerarka caalamiga ah iyo axdiga Qaramada Midoo
Hassan Gallaydh
Jan 121 min read


AFRICOM: Al-Shabaab Qarka U Saaran Muqdisho
Warbixin AFRICOM: Muqdisho Oo Qarka U Saaran In Ay La Wareegto Al-Shabaab Warbixin uu daabacay wargeyska ADF oo ku dhow taliska AFRICOM ayaa ka digtay khatar amni oo aad u weyn oo ka taagan caasimadda Soomaaliya, Muqdisho. Warbixintu waxay sheegaysaa in kooxda Al-Shabaab ay qarka u saaran tahay in ay la wareegto magaalada, arrin haddii ay dhacdo yeelan karta cawaaqib amni, siyaasadeed iyo mid bani’aadamnimo oo aad u culus. Warbixinta ayaa xustay in Al-Shabaab ay gacanta ku ha
Hassan Gallaydh
Jan 121 min read


Abiy Axmed Oo Tegay Jabuuti
Abiy Axmed Oo Booqasho Lama Filaan Ah Ku Tegay Jabuuti Iyadoo Xiisad Soo Kala Dhexgashay Labada Dal Booqashada lama filaanka ah ee Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku tegay Jabuuti waxay ka tarjumaysaa isbeddel qoto dheer oo ka socda siyaasadda Geeska Afrika, gaar ahaan xiriirrada sii murugsan ee u dhexeeya Itoobiya, Jabuuti, Masar iyo Ereteriya. Inkasta oo aan si rasmi ah loo shaacin ajandaha kulanka Abiy iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, haddana waqtiga i
Hassan Gallaydh
Jan 122 min read


Trump Oo Isku Magacaabay Madaxweynaha Venezuela
Trump Oo Isku Magacaabay Madaxweyne Ku-Meel-Gaadh ah Venezuela Kadib Xadhigii Maduro Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale dunida ku kiciyey hadal muran badan dhaliyey kadib markii uu baahiyey sawir uu ku sheeganayo in uu yahay madaxweynaha ku-meel-gaadhka ah ee Venezuela. Tallaabadan ayaa timid kaddib markii hoggaamiyihii Venezuela, Nicolas Maduro, lagu xidhay Maraykanka, arrintaas oo si weyn u beddeshay jihada siyaasadda dalkaas. Trump ayaa muddo dheer ku hawla
Hassan Gallaydh
Jan 122 min read


Ethiopia Oo Dhisaysa Garoon Taariikhi Ah
Mashruuc $12 bilyan ah oo la dhammeynayo 2030 ayaa Ethiopia ka dhigi doona xarunta duullimaadyada Afrika, kuna xoojin doona hoggaankeeda gaadiidka cirka. Dawladda Ethiopia ayaa si rasmi ah u guda gashay dhishamaha garoonka ugu weyn qaaradda Afrika kaas oo 28 KM u jira magaalada Addis ababa. Garoonkan oo dhismihiisa la dhammaystiri doono sannadka 2030-ka, waxa ku baxaysa 12 Bilyan oo Dollar Maraykanka, waana mashruucii labaad ee Ethiopia hir geliso qarnigan 21aad ka dib biyo x
Hassan Gallaydh
Jan 101 min read


Turkiga iyo Saameynta Somaliland ee Danihiisa Geeska
Ankara ayaa si cad u muujisay in juqraafi ahaan Somaliland ay khatar ku tahay danaha istaraatiijiga ah ee Turkiga ee Bab al-Mandab iyo Geeska Afrika, balse mustaqbalka albaabadu ma wada xidhna. Dawladda Turkiga ayaa markiii koowaad shaaca ka qaaday sababaha ay u diiddan tahay aqoonsiga Somaliland iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan waxa uu sheegay in Somaliland gacanta ku hayso dhulkii ugu muhiimsanaa qaaradaha Afrika iyo
Hassan Gallaydh
Jan 102 min read


Wasiirka Shiinaha Oo Ka Baaqday Muqdisho
Amni iyo cadaadis reer Galbeed ayaa sababay ka noqoshada safar taariikhi ah. Wasiirka Arrimaha dibadda ee dawladda Shiinaha Wang Yi ayaa ka negaaday safar la filayey in uu maanta ku tago magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaas oo qayb ka ahaa socdaal uu ku marayo dalal ku yaalla Qaraadda Afrika. Safarkan oo noqon lahaa kii koowaad ee Wasiir Shiinaha ka socdaa uu Soomaaliya ku tago tan iyo wixii ka dambeeyey sannadkii 1980-kii ayaa u baaqday sababo aan la sheegin xi
Hassan Gallaydh
Jan 102 min read


Top Somaliland Official Defends Israel Ties Amid Arab Backlash
A senior Somaliland official has defended Hargeisa’s decision to normalize relations with Israel, arguing that decades of diplomatic isolation left the region with no alternative path to recognition. Dismissing criticism from Somalia, the Arab League, and the OIC, he framed the move as a political necessity rather than an ideological choice, emphasizing Somaliland’s priority of securing international legitimacy.
Mohammad Mansour
Jan 92 min read


Maraykanka Oo Joojiyey Gargaarkii Soomaaliya
WFP iyo eedeymo boob ayaa sababay cunaqabatayn dhaqaale. Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warkii ka soo baxay dawladda Maraykanka ee ku wajahnaa in la boobay ka dibna la dumiyey bakhaarradii Haayadda WFP ee magaalada Muqdisho halkaas oo laga dal dashay gargaarkii loogu tala galay dadka tabaalaysan ee ku dhaqan Soomaaliya. Bayaan ka soo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in bakhaarrada la dumiyey ee muuqaalladooda la helay ay ahaayeen kuwo dib
Hassan Gallaydh
Jan 91 min read


10-ka Dal ee Afrika Ugu Daynta Badan (2025)
Afrika maanta waxay ku jirtaa marxalad ay “dayn” noqotay luuqadda labaad ee miisaaniyadda: dayn lagu dhisay wadooyin, dekedo, koronto iyo kaabayaal; dayn lagu daboolay mushaharro iyo wax-soo-dejin; iyo dayn ku qaraxday markii sicirka ribadu kacday, lacagihii maxalliga ahaa daciifeen, ama dhoofintii hoos u dhacday.
A Gallaydh Editorial
Jan 86 min read


Recognizing Somaliland Won’t Cause War; It Will Prevent One
This commentary argues that recognizing Somaliland would help prevent, rather than trigger, regional conflict. It challenges U.S. policy hesitations by asserting that Somaliland’s stability, clear borders, and security record contrast sharply with Somalia’s fragility, and that appeasing irredentist claims risks wider war in the Horn of Africa.
Michael Rubin
Jan 82 min read


E-Visa and Airspace Diplomacy: Somaliland’s Moment of Assertion
Following Israel’s recognition, Somaliland faces a defining test of sovereignty. Airlines operating in Hargeisa and Berbera continue to impose Somalia’s e-Visa, undermining Somaliland’s legal authority. This article argues that aviation and visa enforcement are no longer technical issues, but frontline tools of diplomacy, recognition, and statehood in practice.
A Gallaydh Editorial
Jan 72 min read


E-Visa: Somaliland iyo Diblomaasiyadda Duulimaadka
Aqoonsiga Israel kaddib, Somaliland waxa horyaalla fursad ay ku muujiso madax-bannaanideeda, iyadoo si adag uga jawaabaysa shirkadaha duulimaadka ee weli ku takri-fala nidaamka e-Visa ee Soomaaliya. Muddo dheer, Somaliland waxa ay ku hawlanayd halgan diblomaasiyadeed oo ku dhisan adkaysi, degganaansho iyo qancin. Waxay dooratay waddo ka fog sawaxan, kuna salaysan dhismaha hay’ado, nabad, iyo kalsooni caalami ah. Laakiin mararka qaar, qaddiyaddu uma baahna kaliya dulqaad; waxa
Hassan Gallaydh
Jan 72 min read


Waa Maxay Rare Earth Minerals?
Dunnida maanta ee tiknoolajiyadda iyo istiraatiijiyadda ku salaysan waxay si aad ah diiradda u saaraysaa rare earth minerals — macdanno muhiim u ah korantada, tiknoolajiyadda casriga ah, difaaca iyo tartanka quwadaha waaweyn ee caalamka. Hordhac: Maxay Yihiin Rare Earth Minerals? Qarnigan casriga ah waxa dunida ka socda tartan ka duwan kii hubka ama shidaalka lagu muransanaa waagii hore. Maanta, awoodda dalalka waxaa si isa-soo taraysa u go’aamiya macdano yar oo aan dad badan
Hassan Gallaydh
Jan 64 min read


Venezuela Oo Gashay Kala Guur
Qabashada Maduro ayaa beddeshay jihada siyaasadda dalka. Dalka Venezuela ayaa galay marxalad kala guur ah iyo xaalad ka duwan tii uu dhawr maalmood ka hor ku jiray ka dib qabashada madaxweynihii waddankaas ka soo talinayey tan iyo 2013-kii ee Nicolas Maduro oo maalintii shalay laga dejiyey magaalada New York ee waddanka Maraykanka. Maduro oo ay qabteen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee waddanka USA ayaa la filayaa in dharaarta berri ah la soo taago maxkamad ku taalla M
Hassan Gallaydh
Jan 42 min read
bottom of page
