top of page
Warka - News
Independent News & In-Depth Analysis
Falanqayn - Analysis


Sida Cali Balcad Ugu Hirdamayo Xannibaadda Aqoonsiga Somaliland ee Dalalka Carabta
Somalia State Minister Ali Balcad leads a diplomatic and economic offensive across Arab capitals to block post-Israel recognition and foreign bases in Somaliland. Ololaha Cali Balcad.


Falanqaynta Xukunkii Lagu Laalay Doorashadii Galmudug
Dukumeenti ka kooban 23 bog oo ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya August 24, 2026, ma aha oo keliya xukun garsoor oo soo afjaray muran doorasho. Waa baadhitaan iyo jeex-jeexid sharci oo salka u dhacday nidaamkii doorasho ee fashilmay, waana diiwaan taariikhi ah oo iftiiminaya isku-dhaca u dhexeeya degdegsiimaha siyaasadda iyo qunyar-socodnimada sharciga. Go'aanka ay ku saxeexan yihiin Guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed iyo afar garsoore oo kale, kaas oo gabi ah


Guulsha Deni: Soo Afjaridda Awooddii PSF iyo Fashilkii Qorshihii Villa Somalia ee Puntland
sbeddel milatari iyo mid siyaasadeed oo taariikhi ah ayaa ka hirgalay gudaha dawlad-goboleedka Puntland, kadib markii xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ay si buuxda ula wareegtay xeryo ciidan oo muddo dheer ay ku sugnaayeen cutubyo ka amar qaata Dawladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo qorshahoodu ahaa in ay wiiqaan awoodda maamulka ka jira Garoowe. Tallaabadan oo soo afjartay xiisad bilooyinkii la soo dhaafay ragaadisay xasilloonida deegaannada Puntland, ayaa mu
Aragti - Opinion


Ganacsiga Natiijada: Sida Wasaaradda Waxbarashadu Ugu Gacan-gelisay Telesom Macluumaadka Ardayda Somaliland
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, iyada oo kaashanaysa Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe, kuwa sare iyo dugsiyada farsamada gacanta. In ka badan 42,500 oo arday ayaa sannadkan u fadhiistay imtixaanka, taas oo ah tiradii ugu badnayd taariikhda Somaliland marka loo eego ardayda u fadhiisata imtixaannada qaranka. Hase yeeshee, farxadda iyo sugitaanka natiijada waxa hadheeyay nidaam


Hawada Somaliland ee La Handaday: Maxay Wasaaradda Duulistu Uga Aamusan Tahay Tallaabooyinka Muqdisho?
Xoghayihii hore ee Duulista iyo Hawada ee Xisbiga Waddani xilligii ay ku jireen mucaaridka, Cabdikariim Cali Baarjeex, oo ah khabiir ku xeel-dheer arrimaha duulimaadka iyo maamulka hawada, ayaa soo saaray qoraal xasaasi ah oo falanqayn qoto-dheer ku samaynaya hab-maamulka duulista iyo madaarrada Somaliland. Baarjeex waxa uu si qotodheer u taxay arrimo dhowr ah oo uu ku tilmaamay fashil iyo habacsanaan maamul oo ka dhex muuqata xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdil


Bukaan Tabaalaysan iyo Wasiir Weerar Qaaday: Fadeexadaha Soo Noqnoqday ee Dr. Xuseen Bashiir
Magaalada Hargeysa waxa maalmihii la soo dhaafay ka dhacay dhacdooyin xawli ku socday oo bannaanka keenay daldaloollo baaxad leh oo ku gedaaman hab-dhaqanka siyaasadeed iyo xidhiidhka dadweynaha ee xubnaha sarsare ee xukuumadda Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Xuseen Bashiir Xirsi, ayaa mar kale isku dhex riday fadeexad bulsho iyo mid siyaasadeed, kadib markii uu eedaymo la yaab leh dusha uga tuuray bukaanada kelyaha loo safeeyo oo cabasho xanuun badan la hory
Arimaha Bulshadda - Social Affairs


Ganacsiga Natiijada: Sida Wasaaradda Waxbarashadu Ugu Gacan-gelisay Telesom Macluumaadka Ardayda Somaliland
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, iyada oo kaashanaysa Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe, kuwa sare iyo dugsiyada farsamada gacanta. In ka badan 42,500 oo arday ayaa sannadkan u fadhiistay imtixaanka, taas oo ah tiradii ugu badnayd taariikhda Somaliland marka loo eego ardayda u fadhiisata imtixaannada qaranka. Hase yeeshee, farxadda iyo sugitaanka natiijada waxa hadheeyay nidaam

A Gallaydh Editorial
Aug 263 min read


Naf Ku Xidhan Mashiin iyo Nidaam Daalacan: Dayaca Bukaanka Kelyaha ee Somaliland
Magaalada Hargeysa ka dhacay dhacdo xanuun badan oo bannaanka soo dhigtay xaaladda murugada leh ee nidaamka caafimaadka Somaliland, gaar ahaan daryeelka dadka la nool xanuunnada kelyaha. Boqollaal bukaan ah oo ay wejiyadooda ka muuqatay diihaal, daal iyo rajo-xumo, ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada. Ma ahayn dibad-bax siyaasadeed ama mid dhaqaale doon ah, balse waxa uu ahaa dhawaaq samata-bixin ah oo ka soo yeedhayay dad naftoodu ay k

A Gallaydh Editorial
Aug 26 min read


Musiibada Xummadda Kaneecadda ee Hargeysa, iyo Masuuliyadda Dayacan ee Xukuumadda
Xanuunka xummadda ayaa faro kulul ku haya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, isaga oo bishii ugu dambaysay soo ritay dadkii abid ugu badnaa. Geerida uu xanuunkani sababayo ayaa si weyn kor ugu kacday, waxaana ka dhashay dhimasho argagax iyo qarracan bulshada ku abuurtay. Dadka uu xanuunkani soo ridanayo ayaa si xawli ah u sii kordhaya maalin kasta, waxaana barbar socda tirada dadka u dhimanaya oo sii badanaysa. Arrimaha ugu xanuunka iyo argagaxa badan ee xummaddan h

A Gallaydh Editorial
Jun 34 min read
Talobixin Siyaasadeed - Policy Briefs
Check back soon
Once posts are published, you’ll see them here.
bottom of page








